Maamulka Xamar Jajab oo baaq u diray Ganacsatada degmadaas

0
357

Muqdisho(Idaacada waamo)Guddoomiyaha degmada Xamar-jajab ee Gobolkan Banaadir Guhaad Sheekh Xasan ayaa shacabka degmada gaar ahaan Ganacsatada ugu digay iney waxyaabaha aan u wanaagsaneyn bilicda iyo caafimaad qabka dadka ay ku shubaan wadada iyo goobaha kale ee danta guud.
Ugu dambeyntii, Guddoomiye Guhaad Sheikh Xasan ayaa Bulshada degmada Xamar Jajab ugu baaqay iney lagama maarmaan ay tahay ilaalinta deegaanka iyo bilicda intaba.
Codka
Hadalkaan ayaa guddoomiyaha degmada Xamar Jajajab waxaa uu sheegay xilli Maamulka degmada ay wadaan olole nadaafeed oo dib loogu soo celinayo bilicda xaafadaha kala duwan ee ay ka  kooban tahay degmadaas.

R/W,Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here