Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Muqdisho oo soo dhaweeyay deyn cafinta Soomaaliya

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Habeenkii xalay ahaa ayey markii dalkeena Soomaaliya laga cafiyey deyntii lagu lahaa, deyn cafinta ayaa soo socotay muddo dheer waxaana dowladihii isaga kala dambeeyey ddalka ay dadaal weyn ku bixiyeen sidii dalkeena looga acafina lahaa deynta lagu leeyahay.

Hadaba qaar kamid ah shacabka kunool magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa soo dhaweeyey deyn cafinta dalkeena Soomaaliya Loo sameeyey.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here