Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan ayaa ahey mid lagu dhiiro Gelinayay laguna tageerayay gudiga Ardayda waxyaabihii ay so qabteen mudadii ay Shaqada ka hayeen iskoolka.
Munaasabada ayaa waxa ka so qeybgalay Maamulka iskuulka, macalimiin, Arday gudoomiyaha waxbarashada degmada kismayo iyo marti shara kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.