Haweenka ku nool kaamamka barakacayaasha degmada Dhoobley oo dalbaday gurmad deg deg ah.

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-daadadadki ku soo rogmaday Degmada Dhoobley ayaa saameyno kala duwan ku yeeshay Guud ahaan Bulshada Dhoobley gaar ahaan kuwa danyarta kuwaasi wajahaya xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah, iyadoo ay istaageen inta badan shaqooyinkii ay qaban jireen dadka Xoogsatada ah ee ay noloshoodu ku tiirsaneed Shaqooyinka Maalinlaha ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here