Wasaarada Haweenka Koonfur Galbeed Oo diyaarineysa Sharciga Naafada

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG Nasro Aweys Shekh ayaa sheegtey in ay wadaan dadaalo ku aadan in la sameeyo Sharciga Naafada KG oo Xuquuq badan ka maqan siinaya ,dhawaana la soo gabagabeeyn doono.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here