Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Shixnad gargaar ah u dirtay Magaaloyinka Wisil iyo Camaara

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka ku xeeran maanta u dirtay shixnad gargaar ah taas oo loogu talagalay bulshada ku nool oo ay sameen ay ka soo gaartay daadadka #ElNiño.

shacabka kunool halkaasi ayaa wajaha dhibaatooyin badan oo ka dhashay daadadka Elnino, iayagoo ubaahan gargaar intaan ka badan, Gargaarka la gaarsiinaayo deegaanadaasi ayaa waxaa lagu wadaa in loo qaybiyo shacabka halkaas ku nool.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here