Barakacayaasha kunool Towfiiq 2 oo codsaday in laga caawiyo Adeegyada aas-aasiga u ah nolosha

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Towfiiq 2 waxaa kuu ka mid yahay kaamka ku yaalla magaalada kismaayo waxaa ku nool bulshada danyar ah aan heeysanin adeega asaasiga u ah nolasha.

dadkan barkacaayasha ayaa waxaa ay soo barkacay degmoyinka hoostaga magalaada Kismaayo waxiyn danta maciin biday iinaye barkacayaal ku noqdaan Kamaka Towfiq 2 .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here