Hay’adda Towfiiq Walfare Society oo u qeybisay Raashin 500 oo qoys

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Towfiiq Walfare Society ayaa deeq raashiin ah u qaybisay 500 oo qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo dhawaan soo gaaray Waqooyiga magaalada Kismaayo.

Qoysaskan oo kasoo barakacay deegaanada Gosha ayay Hay’adda Towfiiq Walfare Society u qaybisay Raashiin isugu jiray Sonkor, Bur, Bariis iyo Saliid.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here