Dadka qabab Cudurka HIV,ga oo ka wamaray sida dadka ula dhaqmaan

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka HIV AIDSka oo ah xanuun halisa isla markaana weerara unugyada difaaca aadamaha ayay dhibane u yehiin dadbadan oo somaliyeed kuwaas oo faquuq iyo takoor aan loo meel dayin kala kulma bulshada ay ku dhax nuulyihiin

Dadka lanool xanuunkan ayaa mara marxalado kala duwan waxayna qataan kiniino kalmaati ah oo lagu tala galay xanuunka HIV-ga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here