Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in si isxilqaan ah uga qayb qataan dhismaha Wadooyinka

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa door wayn ka qaata dhismaha wadooyinka Magaalada gaar ahaan kuwa la saaro marmar ama waxaa loo yaqaano intarlooga .

sido kale shirgada soo saar agabyada dhismaha sida bulukeetiga iyo marmarka ayaa ka qayb qaata dhismaha wadooyinka muhiimka u ah bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here