Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, Marwo Cadar Ismael ayaa waxaa ka sheekeesay doorka ay haweenka ka qaataaan Nabadda
Haweenka ayaa u ah udub dhaxaad hormarinta nabada waxiyna ugu baqaday haweenka Somaliyeed in ay ka qeyb qaatan hormarinta nabada ayna wax ka bartaan daladaha ka sheeqaya bada si ay u sii hormarinayaaan in ay qeyb ka noqadaan dadaalada lagu hormarinayaan Nabada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.