Bulshada Deeganka Warciise oo codasay in la caawiyo

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan Soomaliya waxaa xiligaan ka jira dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay Roobab wato daadad ku waas oo saameeyay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyed ayna sababeen barakac iyo in ay go’aan dalagyada Beeraha.

Deeganada hoos yimaada magaalada Jowhar ayaa xiligaan laga dareemayaa cabsi ku aadan fatahaadda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here