Hoos Udhac Kuyimid Qiimaha Ariga Seylada Magalada Kismaayo.

0
417
Kismaayo(Idaacada Waamo)Hoos Udhac Ayaa Kumid Qiimaha Lagu Kala iibsado Ariga Nocyadiisa Kala Duwan Seylada Magalada Kismaayo Taasi Oo Ay Ganacsatada Usababeyeen Suuq Xumo Jirto
Noyada Kala Duwan Ee Ariga Dhaqaalka Ah Iyo Midka Kale ayaa hoos oga dhacay qiimihii Hore Sida Ay Idacada Waamo Ushegeen Ganacsatada Suuqa Xolaha Ee Degmada  Kismaya.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here