Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Qudaarta ee magaalada kismaayo ayaa waxa ka jirta Qudaar la’aan aad u weyn kadib marki labadii maalin ee la soo dhaafay aan wax Qudaar ah la keenin.
Taasi ayaana waxa ay keentay Sara u kac ku yimid qimaha lakala siista Qudaarta waqtigan Suuqyada kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.