Xanuunka duumada oo fara ba’an ku haya bulshada ku nool Degmada Dhoobley

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duumadu ama maleriyada waa xanuun laga qaado qaninyada kaneecada, cudurkan duumada oo an kamid aheen cudurada taalalka leh aya waxa uu noqon kara mid aad uu halis ah hadi uu haleelo dadka.

Maxamed Cabdullahi oo kamid ah dhaqaatiirta ka hawl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala Magaala Dhoobley ayaa sharraxaad dheer ka bixiyay cudurka duumada iyo sida loo hortagi karo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here