Tababar ku saabsan Horumarinta Ganacsiga Oo Loo qabtay Ganacsatada yar-yar ee magaalada Baydhabo

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo socon doono mudo 10 Maalin ah ayaa qaar ka mid ah Ganacsatada yaryar ee Magaalada Baydhabo Waxaa lagu bari doonaa Horumarinta Ganacsiga, Waxaana soo qaban qaabiyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha KG Oo kaashaneysa Hay,adda UNIDO.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here