Gabdha barta xirfada caafimaadka ee kunool kismaayo oo ka warbixiyay barashada xirfada caafimaadka

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha Barta Xirfada caafimaadka ayaa kusoo badanaya magaalada Kismaayo, kuwaas oo si wayn u caawiyay bulshada maadaama caafimaadku muhiim u yahay jiritaanka aadamaha isla markaana bulshadu u baahan yihiin xirfadlayaal Cafimaad.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here