Haween ku Ganacsan jiray xeryaha barakacayaasha oo saameyn kala kulmay fatahaadda Wabiga Shabelle

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku ganacsa jiray qaar kamid ah kaamamka barakacayaasha ah ee ku yaalla xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa saameeyay ganacsigooda fatahaadda Wabiga Shabelle.

Waxyaabaha ย ay Haweenkan ย iibi jireen ย waxaa ka mid ah dhuxusha iyo qudaarta waxaa ayna dhaqaalaha ka soo gala ku maraayn jireen ย  nolosha qoysaskooda balse fatahaada wabiga shabeelle uu ka gaystay Magaalada Baladwayne iyo daadadka roobka ayaa haweenkaan ka bur-buriyay ganacsiyadii yar yaraa ee ay haysteen waxaa ayna hada wajahayaan duruufo adag oo dhanka nolosha ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here