Qoysas ay saameeyeen Fataahada Wabiga Jubba oo la gaarsiiyay deeq Gargaar ah

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamida bulshada rayidka ee magaalada kismaayo oo iskooda isku xilqaamay ayaa deeq gar gaar ah gaarsiiyay dadka ay saameeyeen fataahadaha ee dib u dajinta loogu sameeyay waqooyiga Magaalada kismaayo.

Deeqdan oo isugu jirtay bacaha roobaka laga galo macuun maro kanoocooyin iyo joodariyaal ayaa waxaa lagu warejiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland si u gaarsiiyo dadkii loogu tala galay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here