Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Qoysas cusub ka soo samatabixisay Fatahaadda Webiga ee deegaanada Waqooyiga kismaayo

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Musiiboyinka Jubbaland ayaa 100 qoys kasoo samatabixisay Fatahaadda Webiga ee deganada Waqoyi ka xiga magaalada kismaayo, sida Turdho, Yirey, Naftaquur, iyo deegaano kale oo dhaca Jiinka Wabiga Jubba.

Qoysaska cusub ayaa dib udejin loogu sameeyey deegaanka Qaam-qaam, dadka waxaa ka muuqda dhibaatada iyo diifta iyo daalka oo ay usii dheer tahay xaalado Caafimaad ayaa waxay soo gaareen deegaankaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here