Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay in ay Caawiyaan Dadka ay daadadku saameyeen

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Daadad xoggan ay ku soo rogmadeen Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay saameyno kala duwan ku yeesheen Guud ahaan Bulshada Degmada Gaar ahaan Dadka danyarta.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku baaqay in la Caawiyo Dadka Danyarta ah ay saameeyeen Daadadka ku soo rogmaday Degmada kuwaasi sababay in uu sare u kac xoggan ku yimaado Qeybaha kala duwan ee maciishada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here