Qaar kamida dhalinyarada dagmada kismaayo oo deeq gargaar gaarsiyay qaysaskii ka soo barakacay fatahadaha wabiga Jubba

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada Bulshada rayadka ah ee dagmada kismaayo ayaa wada dadaalo ay ku cawinayaan isla markaana ay ku garab istageen dadka kasoo barakacaya Fataahada Wabiga jubba iyo waliba daadad xoogan oo soo rogmaday kuwaas oo cagta mariya dhul bereedyo xoolihii la dhaqanayay iyo sidoo kale guryihii

Deeqdan la gaarsiiya dadka barakacayaasha ah ayaa ka koobnayd bacaha roobka jodariyo markanecooyin iyo macuun ayaa lagu warejiyay wasiirkuxigeenka wasarada gargaarka iyo maraynta masiibooyinka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here