Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo sheegtay ay qorsheyneyso in 10 kun macalin la siiyo tababar bilaash ah

0
145
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa wado dadaalo kala duwan oo sare loogu qaadayo aqoonta macalimiinta iyo walibo qibradooda, waxaana ay wadaa sii macalimiin gaarayo 10 kuno oo macalimiin ah ay siiso tababar bilaash ah.
Tababarka ayaa la filayaa iney ka faa’iideystaan macalimiinta cusub ee sanad kasta doonayo iney ku biiraan goobaha Waxbarashada dalka, waxaana tababrkaasi la filayaa iney ka heli doonaan aqoon badan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here