Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Rajada Dhalinyarada somaliyeed ee SYHO Qaybtiisa magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa deeq Gargaara oo Isagu Jirta dharka la xidho marakaneecooyin Bustayaal iyo Agab Kale Garsiiyay boqolaal qays oo kusoo barakqacay deganada waqooyiga kismaayo
Ururka oo inta badan ka shaqeeya taakulaynta dadka tabalaysanb ayaa agabakn ka ururinaaya xafadaha magalada kismaayo si loogu caawiyo dadka ay fadahaadaha iyo daadadku kasoo barakiciyaane deeganadoodii.