Ardayda Iskuulka Guul-wade oo deeq dhar ah gaarsiyay boqolaal qoys oo ku soo barakacay deegaanka Qaam-Qaam

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadkaan ayaa inta badan kaso bara kacay deganada deganada hoos yimada degmada jamama ee gobolka Jubada hoose.

Maxamed diriye Abdi oo hogaminayay gudiga school ka ayaa kawar bixiyay deeqda manta ey garsiyeen dadka barakacayasha ah isagona bulshada somaliyeed ugu baaqay in dadkan loso gurmado.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here