Maamulka Degmada Kismaayo oo wada dadaallo magaalada Biyaha looga saarayo

0
114
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobab xoogan oo maalmihii ugu danbeeyay si is daba joog ah uga da’ayay gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sababay in xaafadaha qaar laga barakoco ka dib markii ay biyuhu soo galeen xaafadaha Faanoole iyo Farjano ayaa ka mid ah meelaha ay biyuhu ku soo rogmadeen guryaha qaar ayaayna dadkii deganaa isaga barakeceen .
Maamulka Dowlada hoose ee Degmada Kismaayo iyo kan xaafadaha Magaalada oo is kaashanaya ayaa wada dadaalo xaafadaha magaalada biyaha looga saarayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here