Maamulka Hirshabeelle oo ka digay ka Ganacsiga maandooriyaha

0
129
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-isticmaalka noocyo kala duwan oo maan dooriye ah ayaa dhibaato ku hatyab dhalinyaro badan oo somaliyeed kuwaas oo aan ku baraarugsanayn dhibatooyinka cafimaad ee ay ka dhaxli karaan waxaana soo badanaya dhalinyarada sidan xaddhaafka ah u isticmaala maandoriyaha
Tasliska Boliiska dagmada Jowhar ayaana qabtay noocyo kala duwan oo man dooriyaa ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here