Wabiga Shabeelle oo ku fatahay degmada Buulo-burde

0
123
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Buula -Burde Ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan xaalad adag ka dib markii Biyaha Webiga ay gaareen meelo aysan waligood gaarin iyadoo ay jiraan dad badan oo Xaafadaha qaar ku go,doomey markii ay adkaatay in ay ka baxaan .
Qaar ka mid shacabka Degmada Buula -Burde ayaa ka hadlay saamaaynta ay kala kulmeen fatahaada wabiga Shabeelle waxaa ayn codsadeen in gudmad loo fidiyo dadka wali ku go’doonsan qaar ka mid ah xaafadaha magaaladaas.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here