Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha laga hirgilinaya biyo-marenada

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roob maalmihi la soodhaafay kada’ayay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa biya dhigay wadooyinka qaar, kuwwas oo muhiim u aha isku socodka dadka iyo gaadidka.

Mamulka gobolka Banaadir oo arintaas ka duulaya ayaa bilaabay dhismaha biya mareenada si xal looga hela biyaha fariista wadooyinka caasimada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here