Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada gargaarka iyo maraynta masiibooyinka dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa deeq gargaara garsiisay boqolaal qays oo kusoo barakacay degaanada Qaam Qaam iyo Lug low
barakacayaashan oo ay haystaan dhibatooyin isbiirsaday isla markaana wajahaya xalado bani’adantinimo ayaa waxaa soo barakiciyay fatahaadaha wabiyada iyo daadaka so rogmaday.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.