Maamulaha iskuulka New Waamo oo codsaday in macalimiinta Mushaarka loo kordhiyo

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka New Waamo waxaa la aas aasay sanadkii 2016-kii waxaa uuna ka mid yahay dhowr iskuul oo wasaaradda wax barashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ay sanadihii la soo dhaafay ka hirgalisay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku waas oo si lacag la’aan ah wax loogu bara caruurta danyarta ah ee waalidkood awoodin qarashaadka wax barashada lacagta ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here