Dadkii ka barakacay Tuulada Gololeey oo Codsaday in la Caawiyo

0
66
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad boqol  qoys ayaa ka barakacday tuulada golaleey oo hoostagta  degmada Jowhar.
Dadkan ayaa ahaa beeraleey ,beerahiina waxa abaabiyay biyaha roobabka ,iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.
Muuse Axmed oo ka mid dadka ka barakacay tuulada galooley ayaa ka warbiyay saamaynta ay roobabku ku yeesheen dadka Beeraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here