Ra’isul Wasaaraha XFS oo ka hadlay xaalada fatahaada Wabiga Jubba

0
94
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Hamza Abdi Barre oo ku sugan Magaalada Kismaayo ee caasimada KMG ah ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa kormeer ku tagay deegaanada dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ku waas oo uu ku soo fatahay wabiga Jubba.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay saamaaynta ka dhalatay daadadka iyo fatahaadaha dalka ku dhuftay ayaa sheegay in guud ahaan Jubbaland ay ka jiro xaalad adag oo ay fatahaadaha iyo daadadku sababeen waxaa uuna ku baaqay in loo gurmado dadka soomaaliyed ee xoolihii ay dhaqanayeen iyo beerihii ay tabcadeenba ay biyuhu ka qaadeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here