Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo bilowday daah-furka olalaha 16-ka maalmood ee joojinta xad-gudubyada ay la kulmaan Haweenka

0
98
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ka bilowday Daahfurka olalaha 16-ka maalmood ee joojinta xad-gudubyada ay la kulmaan Haweenka.
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Jubbada Hoose Faadumo Aadan Katala oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in ka haween ahaan ay utaagan yihiin garab istaaga iyo caawinta Haweenka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here