Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo sheegay in hadii fatahaaduhu sii socdaan qatartu sii badan karto

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaada Wabiga Jubba uu ka gaystay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan deegaanadii ay daganaayeen ka dib markii ay biyuhu u soo galeen .
Dad badan oo barakacayaal ah ayaa maalmihii ugu danbeeyay ku soo qulqulayay deegaanka Dalcada Luglow oo ay horay u sii deganayeen in ka badan sagaal kun oo qoys oo barakacayaal ah waxaana laga cabsi qabaa in ay sii xoogaystaan fatahaada iyo daadadku ayna sababaan dhibaato hor leh.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here