Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan danyarta ah ayaa kasoo Barakacay fatahaadda wabiga shabeelle iyo daadadka roobka ay kasameyeen deeganada shabelaha hoose.
Waxaana ay soo gaareen degmada Kaxda ee Gbolka Banaadir, halkaas oo dadka deegaanka ay soo dhoweyen ugu sameyeen,waxaana la dejiyay kamamka Maya afrax iyo idaaja oo ku yaalla degmada Kaxda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.