Dhalinyarada Ururuka Cagaarsan oo Teendhoyin gaarsiiyay Qoysaskii u saameeyay Roobka iyo fatahaadda Wabiga Jubba

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalanyarada cagaarsan oo iskood isku xilqamay ayaa deeq tendhoyin ah gaar siyay in kabadan 55 qooy oo kaso bara kacay dadadka roobka dayrta iyo fatahadaha wabiga.

Dhalanyaradan ayaa ka jawaabay baaqi madaxweynaha jubaland kaas oo aha in dadkan ey saameeysay nusqanta nimcada ebe u gurmashadoda cidkasta u istagta oo wixi ay awoodo ay gaarsiso.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here