Dadka kunool xeryaha barakacyaasha kismaayo oo saamayn kala kulmay Roobka ka da’ayo magaalada

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Barakacayaasha ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeeshay roobab-ka lixaadka leh ee ka da’aayey Magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here