Midowga Dhalinyarada Cagaarsan oo sheegay inay ka shaqaynayaan soo celinta bilicda magaalada Kismaayo

0
55
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madasha Cagaarsan oo ay dhalinyaro ku midaysanyihiin ayaa la aas aasay bishii labaad ee sanadkaan 2023 muhiimadii oo aas aasay ayaana ahayd in ay ka shaqeeyaan dhiraynta deegaanka iyo u ola’olaynta Joojinta Jarista dhirta.
Gudoomiyaha Midowga dhalinyarada Cagaarso Maxamed Shariif ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii ay Madashaan aas aaseen waxaa uuna sheegay in ay ka shaqaynayaan qurxinta iyo bilic soo celinta Magaalada Kismaayo iyo sidii loo joojinlaha xaalufinta dhirta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here