Wararka Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo magacaabay gudiyo muhiim ah By admin - November 23, 2023 0 77 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X