Dad u geeriyooday Fatadaahada ka taagan deegaano ka tirsan Jubbaland

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sii kordhaya khasaaraha u deeganada Jubaland ka gesten fatahadaha wabiga Jubba iyo daadadka ka dhashay Roobka iyadoona meelaha qaarkood la soo warinayaa in dad ay ku geeriyoodeen.

Deeganada ugu badan ee ey saameeyen daadadka Roobka dayrta iyo fatahaadaha wabiga Jubba waxa ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan Jubada hoose iyo Gedo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here