Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyaradda Jubbaland oo Dhalinyaradda ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan u gurmashada Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha

0
98

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda Jubbaland Ahmed Faarax Cali Aweys ayaa kawarbixiyey xaalada fatahaadaha iyo siada ay Wasaaradda Dhalinayarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ay uga qeyb qaadatay ugurmashada Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha Wabiga iyo daadadka Roobka tan iyo markii ay bilaabmeen.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda Jubbaland Ahmed Faarax Cali Aweys ayaa dhalinyaradda Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeyb qaataan u gurmashada Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here