Sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Caanaha Suuqyada Baydhabo

0
129
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caanaha Geela ee lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa qiimahoodu sara u kacay roobabka xoogan ee da’ay owgood  waxaana hakad galay gawaaridii iyo mootooyinkii lagu keeni jiray caanaha ka dib markii  ay xirmeen wadooyinkii ay soo marsiin jireen.
Qaar ka mid Haween caanaha Geela ku iibiya Baydhabo ayaa ka warbixiyay sara u kaca ku yimid qiimaha caanaha iyo waxaa sababay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here