Dowlada Shiinaha oo deeq Lacageed ku wareejisay Hay’adDa maareyta musiibooyinka Qaranka

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda mareenta masiwoyinka somaliya ayaa manta deeq lacageed oogareysa hal milyan sodon iyo sagaal kun oo doolar.

Deeqdan ayana ah mid ka timid dowladda shiinaha taas oo safirka shinaha u fadhiya somaliya uu ku wareejiyay Gudoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here