Madaxweynaha Jubbaland oo booqday dadka ka soo barakacay Fatahaadda

0
58

Kismaayi(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada uu ku fatahay Wabiga Juba ee gobolka jubada hoose.

Madaxweynaha oo ay wehelinayeen madaxda hay’adaha gargaarka iyo howlwadeeno kala duwan oo Dowlada katirsan ayaa deegaanada uu booqday kusoo arkay dhibaatada ay la kulmayaan boqolaalka kun ee qoys ee ku nool meelaha fatahaadu ay saamaysay.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here