Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo fasaxday goobaha Waxbarashada Xuska maalinta macalinka awgeed

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland oo ka duulaysa maalinta macalinka Soomaaliyeed oo sannad walba 21-ka bisha November dalka laga xuso, kuna beegan maalinta barri ah ayaa fasaxday dhammaan goobaha waxbarashada ee ku yaalla deegaannada Jubbaland.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here