Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaanba dalka waxa si is daba Jooga oga da’aya Roobka darta kaas oo ay ka dhasheen daadad iyo fataahado gaystay khasaare Nafeed iyo mid Hantiyadeed
Jubaland waxay ka m meelaha sida aadka ah uu u sameeyay roobku isaga oo sababay barakaca kumanaan qoy Qoys kuwaas oo ay hada hastaan duruufo Nolaleed oo kala duwan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.