Sameynta Sariiraha Jiifka oo fursado shaqo u noqotay Dhalinyarada ku nool Dhoobley

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-sanadihii u danbeeyay ku soo badanaya Sariiraha Jiifka ee laga keeno dalka dibadiisa kuwaasi oo xiristooda iyo furistoodu ay fursado shaqo u noqotay Dhalinyaro ku nool Magaalada Dhoobley.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here