Gudiga Fatahaadaha Jubbaland oo kormeeray deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo

0
85

Kismaayo(Idaacadda Kismaayo)-Maamulka Jubaland ayaa wada dadaal gurmad logu fidinaayo dadka ay sameysay daadadka ka dhashay Roobabka deyrta iyo fatahaadaha Wabiga, kuwaas oo ku sugn deeganada waqooyi ee magaalada Kismaayo.

iyadona ay jiraan Qoysas hor leh oo kasoo barakacay degmada Jamaame iyo deeganada hoos yimada oo soo gaaraya deegaanada Buula-gaduud iyo lugloow oo dhaca woqoyiga magaalada kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here