Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa wali sikordhaya qoysaska ku barakacaya dadadka roobka dayrta iyo fatahadaha wabiga shabele melaha sida ween dadka uga Bara kacayana waxa kamid ah degmada mahaday oo katirsan shabeelaha dhexe.
Halkaas oo Qoysaski degana gudaha Mahadaay iyo hareraheda ey iskaga barakaceen kadib robab malmihi lasodhafay halkaas ka da ayay oo sababay fatahaad.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.